Saxilnews.com
Daawo:-Wasiir Sacad Cali Shire Oo Xilkii Wasaarada Arimaha Dibada Wareejiyey Iyo Nuxurka Khudbad Uu Jeediyey
November 14, 2018 - Written by Admin..

Hargeysa (Saxilnews):- Wasiir Sacad Cali Shire ayaa maanta si rasmi ah u wareejiyey xilka wasaarada arimaha dibada Somaliland oo uu  saddexdii sanno ee ugu danbeeyey uu wasiir ka ahaa .

Sacad Cali Shire ayaa madasha xil wareejinta ka jeediyey khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa isla markaana ku taxaluuq da wax qabadkiisii

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News