Saxilnews.com
Daawo Warbixin Laga Diyaariyey Faa’iidada Uu Leeyahay Kalluunku Iyo Masuuliyiin Si Xeel Dheer Uga Hadlay
February 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Kalluunka oo kamida noolaha ku nool badaha ayaa warbixin laga diyaariyey waxa lagaga hadlay faa’iidada uu leeyahay Kalluunka.

waxaana si xeel dheer uga warbixiyey masuuliyiin ka tirsan xukuumadda iyo qaar kamid ah shacabka magaalada Hargeysa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=ZM1h3WSUwok

COMMENTS
Latest News