Saxilnews.com
Daawo:— “Waanu Qaadaneynaa Dardaaranka Madaxweyne Siilaanyo” Musharax Ciro
October 17, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro ayaa balanqaaday inay u hogaansamayaan oo ay qaadanayaan dar-daaranka madaxweynaha qaranka Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News