Saxilnews.com
Daawo:- Waa Side Xaalada Nololeed Ee Ay Ku Jiraan Dadka Aan Damiirkoodu Dhameyn Ee Cisbitaalka Guud Ee Magaalada Hargeysa
February 13, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa(Saxilnews) Dr. Mustafe Xuseen Xirsi ahna agaasimaha waaxda dadka aan damiirkoodu dhameyn ee cisbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ayaa bulshada ugu baaqay sidii qayb laxaadle looga geysan lahaa dib u dhiska qaybta raga ee cisbitaalkaasi.

Waxaanu bulshaweynta reer Somaliland ka codsaday in dadaalkii iyo kaalmadii ay awalba la garab taagnaayeen ay libin laabaan oo ay kordhiyaan taageeradii iyo taakuleyntii ay la garab-taagnaayeen mar walba.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News