Saxilnews.com
DAAWO VIDEO: Gabdhihii soomaalida Ee daacish ku biiray oo Video Cusub Soo Bandhigay & Arin Horleh oo
February 5, 2015 - Written by admin

LONDON( Saxilnews.com)-Mataanaha Britishka ah balse asalkooda kasoo jeeda Somalia ee Zahra iyo Salma Xalane ayaa kasoo dhex muuqday muuqaal video ah iyagoo qaadanaya tababar iyo qaabka loo fuliyo toogashada.

Labadan gabdhood oo 17 jirada ah ayaa ka tegey gurigooda oo ku yaal Chorlton, Manchester, bishii June ee sanadkii hore iyagoo ku biiray ururka Daacish. HALKAN KA DAAWO: <iframe width=”640″ height=”360″ src=”https://www.youtube.com/embed/ZadvBh5OGN4″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

berbera2002@gmail.com

COMMENTS
Latest News