Saxilnews.com
Daawo:-Ururka Qareenada Somaliland Oo Canbaareeyay Xadhiga Xukuumadu U Gayestey Afhayenka Xarunta Xuquuqal Iinsanka , Cod Dheerna Ku Sheegay In ..
February 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Ururka ay ku midoobeen qareenada Somaliland ayaa waxaa ay si adag ucanbaareeyeen xadhig ay ciidamada Boolisku u geysteen afhayeenkii xuquul Iinsanka Somaliland .

Image may contain: 4 people, people sitting

Sidoo kale waxaa ay xukuumada Somaliland ugu baaqeen qareenadani in sida ugu dhakhsa badan qoriyadiisa ugu soo celiso afhayeenkii xaquuqul Iinsanka Somaliland

 

Dhinca kale waxaa ay qareenadani cod dheer ku sheegen in loo baahan yahay dib u haben lagu sameeyo sharciyada ciidanka Booliska

Image may contain: 1 person

Image may contain: 1 person

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News