Daawo:- “Umada Reer Somaliland Qasab Ku Dooran Meyso Cid Ay Madaxtooyadu Wadato , Lama Qasbi Karo ” Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Waddani

0
94

Hargeysa (SaxilNews):- Xogahaya guud ee xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcade 

ayaa waxaa uu ka hadley shirarka ay labada garab ee xisbiga UCID ku kala qabsadeen  maanta gudaha magaalada Hargeysa

Mr Uurcade waxaa uu sheegay in xukuumada Somaliland ay si badheedh ah u bur burineyso  xisbigii ugu dada weynaa  Somaliland ee UCID isla markaana ay xukuumada ay si indho la,aan ah garab ka mid ah u taageereyso

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

https://www.youtube.com/watch?v=htOsb_qQX8E

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here