Saxilnews.com
Daawo:-Taliyaha Ciidanka Naba-galiyada Wadooyinka Somaliland Oo Digniin Adag U Direy Wadayaasha Gaadiidka Kala Duwan
February 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Taliyaha ciidanka nabadgaliyada wadooyinka Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis ayaa digniin u direy wadayaasha baabuurta kala duwan ee iskaga kala goosha degmooyinka iyo gobolada dalka Somaliland.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=7kMh5z9oJxs

COMMENTS
Latest News