Saxilnews.com
Daawo:-Taliyaha Ciidamada Taraafikada Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Shil Baabuur Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh  Sababay Oo Ka Dhacay Magaalada Borama Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Shilkaa Baabuur
February 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Taliyaha ciidamada Taraafikada gobolka Awdal ayaa ka hadlay shil baabuur oo ka dhacay gudaha magaalada Borama kaas oo sababay dhimashada laba qof iyo dhaawaca laba kale.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=Ab5xXLcFgPs

COMMENTS
Latest News