Saxilnews.com
Daawo:-Taliska Ciidanka Booliska Oo Iska Difaacay Eedo Loo Soo Jeediyey
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Taliska ciidanka booliska Somaliland ayaa waxaa ayiska difaaceen eedeymo ay u soo jeediyeen ururka qareenada

 

Sidoo kale afhayeenka ciidanka Booliska Somaliland Gaashanle sare Faysal Xiis waxaa uu sheegay in nidaam sharci ah loo maray xadhiga afhayenkii ururka xuquuqul Iinsanka oo ku xidhan magaalada Hargeysa

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News