Saxilnews.com
Daawo:-Siyaasi Siciid Sulub Oo Si Adag Uga Hadlay Saldhiga Milateri Bulshadana Ugu Baaqay Inay Mudaharaadaan  
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Daawo Siyaasi SIciid Sulub Maxamed oo kamida saraakiisha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI ayaa ka hadlay saldhiga Milateri ee dawlada Imaaraadku doonayso inay ka dhisato magaalada Berbra,waxaana uu siyaasigu bulshada ugu baaqay inay arrinkaas diidmadiisa mudaharaadka ka sameeyaan.

Sidoo kalena waxa uu eedaymo usoo jeediyey masuuliyiinta xisbiga KULMIYE oo uu ku eedeeyey inay dabada ka riixayaan saldhigan Milateri.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://www.youtube.com/watch?v=0q1rlxBoJWM

COMMENTS
Latest News