Saxilnews.com
Daawo:– Shil Fool-xun Oo Dhimasho Iyo Dhaawacba Keenay Kana Dhacay Gudaha Magaalada Hargeysa
October 16, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Shil dhimasho iyo dhaawacba keenay ayaa ka dhacay gudaha magaalada Hargeysa, shilkan ayaa waxaa ku dhintay saddex qof tira kalena waa ay ku dhaawactay

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News