Saxilnews.com
Daawo:-Sheekh Maxamed Cumar Dirir Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Marxaladihii Loo Soo Maray Tafsiirka Quraanka Kariimka Ah Iyo Wakhtigii Somaliland Laga Bilaabay
February 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews) Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo kamida culimada waa wayn ee Somaliland ayaa faah-faahin ka bixiyey marxaladihii uu soo maray tafsiirka quraanka kariimka ah iyo waliba wakhtigii Somaliland laga bilaabay tafsiirka quraanka.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=IGJC7uGgKBo

COMMENTS
Latest News