Saxilnews.com
DAAWO: Sheekh Aadan-Siiro Oo Canaan U Jeediyey Golaha Deegaanka Hargeysa
February 3, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiirey (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa Khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatada Caafimaad iyo Dhaqaale ee uu Qaadku ku hayo Shacabka Somaliland, waxaanu soo jeediyey talooyin wax lagaga qaban karo Waxyeeladiisa Dhaqaale.

Sheekh Aadan-Siiro waxa kale oo uu khudbaddii Jimcaha Canaan ugu jeediyey Golaha Deegaanka Hargeysa oo uu sheegay inay ku fashilmeen inay dhamaystiraan Waddo isku xidhaysa Xaafadaha Goljanno iyo Xawaadle, taasi oo Daamuurkii loogu talo-galay uu hore bixiyey Wasiirka Wasaaradda Hawlada Guud Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan).

Khudbadda Jimcaha Ee Sheekh Aadan-Siiro Halkan hoose ka Daawo

COMMENTS
Latest News