Saxilnews.com
DAAWO:-SHAQAALAHA WASAARADDA WARFAAFINTA OO SI ADAG UGA HORYIMI WASIIR GURI BARWAAQO IYO SHIR JARAA’ID OO AY QABTEEN
February 25, 2018 - Written by editor

Hargeysa:-(saxilnews.com) Qaybo ka mid ah shaqaalaha wasaaradda warfaafinta Somaliland ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen ku sheegay in la gacan bidixeeyay isku shaandhayn uu dhammaan wasiir Cabdiraxmaan Guri Barwaaqo ku sameeyay agaasime waaxeedyada wasaaradda. Shaqaalahan oo u badan masuuliyiinta xilka laga qaaday ayaa sheegaya in dad gaar ahi u soo maleegeen wasiirka isku shaandhaynta.

Halkan Hoose Ka Daawo

COMMENTS
Latest News