Saxilnews.com
Daawo:-Shanta Gool Ee Ugu Qurux Badan Ee La Dhaliyey Koobka Ciyaaraha Gobolada Somaliland Iyo Magacyada Ciyaaryahanada Dhaliyey.
November 7, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):-intii uu socday koobka ciyaaraha gobolada Somaliland ayaa waxa la dhaliyey goolal aad u qurux badan kuwaasi oo ay kala dhaliyeen ciyaaryahano kala oo u ciyaarayay xulalka goboladooda.

Hadaba muuqaalka ayaa waxa aan idiinku soo gudbin doonaa shantii gool ee ugu quruxda badnaa intii oo socday koobkani ee la dhaliyey iyo sidoo kale magacyada ciyaaryanada kala dhaliyey goolashaasi.

  • 1-Sharmarke yaakhii Gobolka Hawd
  • 2-Siikaawi GobolkaSanaag
  • 3-M.Messi Gobolka Saaxil
  • 4-Maxamed INjineerka Gobolka Xaysiimo
  • 5-Cabdi Riyaad Gobolka Gabiley

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
Latest News