Saxilnews.com
Daawo Sawirada-: Waa Kuwama Masuuliyiinta Hadh Cad Banaanka Soo Dhigay Heerka Ay Guul Wadeyntu Ka Taagan Tahay Somaliland ?
November 30, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Masuulyiin ka tisan xukuumada ayaa waxaa ay shalay camerada saxafaduay qabatey iyaga oo sameynaya hab dhaqano ugub ku ah masuulyiinta xukuumada .

Xubnahan masuulyiinta ahi hab dhaqankan ay ku talaabsadeen ayaa waxaa dadku sheegayaan in uu dhawac ku yahay masuulyada qaran ee loo igamaday waxaana tabaaladani ay tahay mid nidaam (Protocol) xumo dadku u turjunteen.

Waxaana ay masuulyiintani kala yahiin Sidan :-

1.Wasiirka Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)

2. Wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta Kaysar Cabdilaahi Maxamed

3. Gudoomiyaha cusub ee gobalka Marod-Jeex.

5. Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cago Weyne ) .

 

COMMENTS
Latest News