Saxilnews.com
Daawo Sawirada  -: Ururka Al-Shabaab Oo Soo Bandhigay Sawirada Dagaalkii Ay Ku Qaadeen Ciidamada Kenya Ee Ku Sugan Magaalada Kulbiyo .
February 1, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Mid ka mid ah shabakadaha taageerta ururka Alshabaab ayaasoo bandhigtey sawiro ku saabsan dagaalkii dhowaan ka dhacay saldhig ay ciidamada Kenya ku lahaayeen deegaanka Kulbiyow ee Jubbada Hoose.

No automatic alt text available.

War Saxaafadeed la socday Sawiradan oo ay soo saartay Xarakada Al-Shabaab ayaa lagu sheegay in weerarkaas loogu magacdaray Sheekh Maxamed Dulyadeyn oo ahaa mid ka mid ah hogaamiyaasha Alshabab oo lagu diley gobolka Jubbada Hoose.

 

Weerarkan ayaa ururka Alshabaab waxa uu ku sheegtay in ay ku dileen ciidamo Kenyan ah oo tiradoodu gaareyso 67 askari.

Halkan Hoose Ka Daawo Sawirada Dagaalkaas

Image may contain: text and outdoor

Image may contain: one or more people

Image may contain: outdoor, text and nature

Image may contain: outdoor

Image may contain: one or more people, text and outdoor

Image may contain: fire

No automatic alt text available.

 

COMMENTS
Latest News