Hargeysa(SaxilNews):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Ahna Murashaxa XisbigaWADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) Iyo Guddoomiyaha Xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, Ayaa Saaka Soo Booqday Dadkii Ku Waxyeeloobay Rabshadahii Shalay Ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha Ee Hargeysa Stadium Oo Dhaawacyo Soo Gaadhay U Yaala Cisbitaalka Weyn Ee Hargeysa.





























