Saxilnews.com
Daawo Sawirada :- Kulankii Ay Isku Laab Xaadheen Cabdiraxmaan Ciro Iyo Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
November 13, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Guddi odayaal ah oo is xilqaamay ayaa dhammeeyay mad-madow soo kala dhex galay murashaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan-Cirro iyo xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah siyaasiyiinta ugu culus xisbigaas waxaana dhawaan kulan ay labadan siyaasi isku laab xadheen uu ka dhacay magaalada Hargeysa .

COMMENTS
Latest News