Saxilnews.com
Daawo:- Salaad Cali Jeele Oo Madaxweyne Xasan Sheekh Eedo Kulul Ujeediyay Shaacana Ka Qaaday Arrimo Badan
November 21, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Jowhar (Saxilnews) Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa Wuxuu sheegay in Dawlada Waqtigeedu dhamaaday Xiligan, ay ku howlan tahay in Hantidii iyo Mushaharkii Dawlada ay ku bixinayso Xildhibaanada Cusub.

“Waxay kusoo Wada Ururtay in Xasan sheekh loo Wada shaqeeyo, Isaga ayaa Xildhibaanadii lacag kusoo saaraya, Wuxuuna doonayaa sidii uu kusoo Noqon lahaa “ Ayuu yidhi Salaad cali Jeelle.

Wuxuu sheegay in dagaalada ka dhacay Qaybo kamid ah maamulada dalka ay ka danbeeyaan Kooxda Damu-jadiid, “Habaynkii ugu danbeeyay ee Hirshabeele doorashadu ka socotay, markii laga guulaystay midkii ka socday Damu-jadiid ayaa laydhkii la damiyey, oo dagaal iyo Rasaasna ay ka Bilaabatay”

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News