Saxilnews.com
Daawo:- Roobab Lagu Qabowsadey Oo Ka Curtey Deegano Hoos Yimaada Gobalka Sanag Iyo Dareenka Dadkii Ay Abaartu Ku Dhufatey
February 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Ceerigaabo (Saxilnews):- Deegano hoos yimaada degmada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag waxaa shalaygalab ka curtey roobab lagu qabowsadey isla markaana farxad galiyey guud ahaan shacabka soomaliyeed ee ay abaartu ku dhuftey gaar ahaan dadkii ay abaartu sameeysay

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News