Saxilnews.com
Daawo:-“Reer Khaatumo Waa Dad Fiican Balse Inaga Ayey Wax Inaga Khaldameen ..” Faysal Cali Waraabe
February 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabewaxaa uu sheegay in shacabka reer Khaatumo ay yahiin shacab wanaagsan balse cida ay wax ka khaldameen ay Somaliland tahay

 

Sidoo kale Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu sidoo kale Prof Cali Khaliif ku bogaadiyey in uu maamulkiisu wada hadal la furaan Somaliland oo uu tilmaamay in uu qodobo guul ahi ka soo bixi doonan dhawaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News