Saxilnews.com
Daawo:-” Reer Borama Talo May Seegin Mar Hadii Ay Xisbiga Waddani Doorteen ..” Wasiirkii Hore Ee Biyaha Baashe Cali Jaamac
October 26, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Borama (Saxilnews):- Wasiirkii hore ee wasaarada biyaha Somaliland Baashe Cali Jaamac oo manta khudbadu jeedinaayey taageerayaasha xisbiga Waddani ee magaalada Borama waxaa uu sheegay in reer Borama aaney talo seegin mar hadii ay doorteen xisbiga Waddani

Sidoo kale Ex Wasiir Baashe Cali Jaamac waxaa uu sheegay in xisbiga Kulmiye aanu wax dan ah u soo wadin bulshada Somaliland bari iyo Galbeed waxaan auu ka digay in xisbigaasi mar labaad loo doorto hogaaminta Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News