Saxilnews.com
Daawo:-Nuxurka Qudbadii Madaxweyne Siilanyo Ka Jeediyey Xuska Maalinta Aasaaska Ciidamada Qaranka Iyo Tirada Ciidanka La Dalacsiiyey
February 2, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyoayaa waxaa uu maanta khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad loo qaabtey xuska maalintii la aasaasey ciidamada qaranka oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017

Sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu talacsiiyey dhamaan askarta ciidamada qaranka waxii ka hooseeyey saddex xidigle oo uu dalacsiiyey midkiiba hal darajo

 Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News