Saxilnews.com
Daawo:-“Muuse Biixi Waa Ninkii Yidhi Madaxweyne Siilanyo Ayaan Maxkamada Saarayaa … ” Xoghayaha Warfaafinta Xisbiga UCID
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

 

Hargeysa (Saxilnews):- Xoghayaha warfaafinta xisbiga mucaaridka ah ee UCID Yuusuf Kayse Cabdilaahi waxaauu sheegay in uu Muuse Biixi yahay siyaasi jabinta sharcigu ka taagan heer uu yidhaahdo madaxweyne Siilanyo ayaan maxkamad saarayaa .

 

Sidoo kale Muddane Yusuuf Kayse waxaa uu sheegay in aanu isagu Muuse Biixi aqoon Siyaasi Tix galinaya sharciga iyo xeerarka dalka u yaala

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News