Saxilnews.com
Daawo Muuqalka”Mayarka Berbera Oo Beeniyay Inuu Mashruuc Lagu Dhireynayo Magaalada Siiyay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi(Obama)”Majiro Mashruuc Aan Siiyay Xildhibaankaas Mana Aqaano”
August 15, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxilnews.com)-Gudoomiyaha Golaha Deeganka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)ayaa beeniyay inuu mashruuc lacag badani ku baxayso uu siiyay Xildhibaan Maxamed Cali Xirsi(Obam)oo katirsan golaha Wakiilada Somaliland, isagoona Gudoomiyuhu sheegay in aanu wax aqoona ulahayn xildhibaankaas wax wada shaqaynina aanay dhex

Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran

Mahamed Hssan AadAN(Faradeero)

WWW.saxilnews.com

saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News