Saxilnews.com
DAAWO MUUQALKA”GUDOOMIYAHA GOLAHA DEEGANKA DEGMADA BERBERA OO KAWAR BIXIYAY SHIRWEYNE UU KAGA QEYB GALAY DALKA UGANDA
August 31, 2015 - Written by admin

Berbera (Saxilnews)-Gudoomiyaha Gobolka Golaha Deeganka Degmada Berbera Cabdishakuur Maxamud Xasan(Cidin)oo mudo todobaada socdaal ugu maqnaa dalka Uganda isaga xubno katirsan Gudoomiyayaasha golayaasha Deegamada dalka qaarkood ayaa maanta kawar bixiyay Socdaalkaas oo ku saabsanaa shirweyne dhinaca maamul daadajinta ah oo uu dalkaas kaga qeyb galay iyo waxaabaha uga soo qabsoomay.

maxamed xasan

Saxilnews005@gmail.com

COMMENTS
Latest News