Saxilnews.com
Daawo-Muuqaal]:- Taliyihii Hore Ciidanka Milatariga Soomaliya General Galaal Oo Hargeysa Yimid , Madaxweyne Siilanyo na La Kulmey
November 20, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Taliyihii Hore ee ciidanka Malatariga dalkii laysku odhan Jiray Somaliya GeneralMaxamed Nuur Galaal ayaa waxaa uu safar ku yimid Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland

Gen Galaal ayaa waxaa uu faah faahiyey sababta uu Hargeysa u yimid waxaana uu sheegay in mudadii uu joogay Hargeysa uu kalan la qaatey Madaxweyne Siilanyo .

 Dhinaca kale Taliye Galaal waxa uu sheegay in sababaha uu Hargeysa u yimid ay ka mid tahay in uu arko magaaladii la burburiyey sida ay noqotey iyo in uu ka qeyb galo arooska inan uu dhalay oo Hargeysa ka dhacay

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News