Saxilnews.com
Daawo-Muuqaal:- Taariikh Nolaleedka , Tirada Caruurta Uu Dhalay Iyo Sanadkii Uu Dhashey Madaxweynaha Cusub Ee Somaliya Muddane Farmaajo
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Moqdisho (Saxilnews):- Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa loo doortay inuu noqdomadaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu ka adkaaday Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed.

Waxaana aanu halkan idinku soo gudbin doona Taarikh nolaleedka madaxweynaha cusub ee Somaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo .

 

Muddane Farmaajo Waxaa uu ku dhashey magaalada Moqdisho sanadkii 1962 waana aabo dhalay afar caruur ah oo laba ay yahiin wiilal labana ay yahiin gabdhood waxaana u dhaxdey Haweenay lagu magacaabo Saynab Cabdi Macalin

COMMENTS
Latest News