Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Doodii Shalay , Eedeymihii Ugu Cuslaana U Jeediyey Idaacada BBC-da
February 18, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Burco (SaxilNews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo ku suganmagaalada Burco waxaa uu si adag uga hadley doodii ay shalay galab qatey laanta afka Somaliga ee idaacada BBC-da ee lagu falan qeynaayey dhibaatooyinka iyo faa,idooyinka uu leeyahay saldhiga magaalada Berbera laga siiyey dawlada imaaradka Carabta

Muddane Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu eedeymihii ugu cuslaa u jeediyey idaacada BBC da oo uu ku sifeeyey in aanay aheyn warbaahin dhex ka ah arimaha Somalida isla markana Somali weyn ah .

 

Sidoo kale waxaa uu gudoomiye Faysal uu wasaarada arimaha dibada ku amray in ay qorto warqad ay kaga dacwooneyso idaacadaas

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News