Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Ciro Oo Iminka Warbaahnta La Hadley Fariina Hawda U Mariyey Taagerayaasha Xisbiga Waddani
October 24, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa goordhaweyd uu warbaahnta kula Hadley magaalada Hargeysa waxaana uu farina u diray taageerayaasha xisbiga Waddani ee ku kala sugan gobalada iyo degmooyinka Somalilannd

Musharax Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu dhamaan Tageerayaasha xisbiga Waddani uga mahad celiyey sidii balaadhneyd ee maalintii shalay aheyd u muujiyeen cudada Taageeradooda isla markaana ay u ilaaliyeen amniga iyo anshaxa

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News