Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Mar Kale Gaashanka Ku Dhuftey Saldhiga Military Ee Berbera
February 20, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland isla markaanaah musharaxa madaxweyne ee xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro waxaa uu mar kale gaashanka ku dhuftey saldhiga Military ee magaalada Berbera laga siinayo dawlada Imaraadka Carabta

 

Muddane Ciro waxaa uu mar kale sheegay in loo baahan yahay in aad looga fiirsado saldhig dawlada Imaraadka laga siiyo magaalada Berbera
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News