Saxilnews.com
Daawo:-Musharax Cabdiraxmaan Ciro Oo Goob Fagaare Ah Ku Karbaashey Maayar Solteco
October 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Musharaxa madaxweyne ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaawaxaa uu maanta goob fagaare ah dhulka ku jiid jiiday maayarka magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Solteco

Musharax Ciro ayaa sheegay in Maayarka Hargeysa uu cashuurtii uu ka ururiyey dadka danyarta ah ugu olaleeyo xisbiga Kulmiye iyo musharax Muuse Biixi

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News