Hargeysa (Saxilnews):- Muj. Maxamed Biixi Caalin (Ooto Biixi ) waxaa uusheegay in la dhacay hagbad ay beesha Axmed Dhagax iyo gobalka Hawd kula jirtey xisbiga Kulmiye markii ay gacantoodii soo gaadhey .
Mujaahidka oo ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga Waddani ayaa waxaa uu hadalkani ka yidhi mar uu maanta ka hadlaayey xaflad xisbiga Waddani u sameeyey haweenka xaafada Axmed Dhagax waxaana uu tilmamay in beesh fartooda kaga aarsan doonan maalinta doorasahda
Halakn Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=g-abhCeF4yk