Hargeysa(SaxilNews):- Muj.Cali Guray ayaa waxaa uu sheegay in haldoorka Somaliland ay ku dhanyahiin xisbiga Waddani Muuse Biixi na uu banaan cidlo ah fadhiyo
Muj Cali Guray waxaa uu xusay in sababta uu Muuse Biixi u tageerayo ay tahay banaankaas cidlada ah ee uu fadhiyo oo uu is leeyahay uga wehel yeel balse aanu qabyaalad ku tagereen
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://www.youtube.com/watch?v=vepCzm2om2c






