Saxilnews.com
Daawo:– Mudane Golaha Wakiilada Ka Tirsan Oo Eedo Culus Ujeediyay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani.
October 14, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Xildhibaan Xaamuud kana mida xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa sheegay in gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ee maamuli kariwaayay 81-mudane aan lagu aamini karin talada dalka.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News