Saxilnews.com
DAAWO: Maxkamada Sare Oo Kulan Wada tashi ah La Yeelatay Saddexda Xisbi Qaran””’
August 13, 2015 - Written by admin

Hargeisa (Saxilnews.com) Maxkamada Sare ee Somaliland ayaa kulankii u horreeyey ee wada tashi ah la yeelatay hogaamiyayaasha Axsaabta siyaasada Muxaafid iyo Mucaaridba.

kulankan oo ku qabsoomay xarunta maxkamada sare ayaa ujeedadiisu aheyd sidii ay maxkamada sare wada tashi ula yeelan lahayd daneeyayaasha doorashooyinka ee islamarkaana ay khusayso qoraalka uu madaxweynuhu u gudbiyey maxkamada sare ee ujeedadiisu aheyd tafsiir, siv ay wax uga ogaato dareenkooda iyo aragtida ay ka qabaanba.

kulankan oo gabi ahaan albaabadu u xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday waxa warbaahinta uga waramay Guddoomiyaha Maxkamada Sare Mudane Aadan X Cali iyo Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo ku hadlayey afka axsaabta, warkaasi oo dhameystiran daawo.

HALKAN KA DAAWO

mahamed hassan aadam

COMMENTS
Latest News