Daawo:-Masuul Xisbiga Waddani Ka Tirsan Oo Qirey In Xisbigoodu Yahay Xisbi Qabiil Iyo Waxa Uu Ku Sababeeyey.

0
103

Daaw0:-(Saxilnews)Mid ka mid ah Masuuliyiinta sar sare ee xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxa u ka hadlay warar soo noq noqda ee xisbigaasi lagu tilmaamo xisbi reereed.

Aadan Cilmi Dhoolayare waxa uu ku sababeeyey in xisbiga kale ee Kulmiye ay leeyihiin reer gaar ah,reer kaasi oo uu ku sheegay in ay yihiin beesha degta Barriga magaalada Burco.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here