Hargeysa (Saxilnews):- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaawaxaa uu maanta kulan mihiim ah la qaatey masuulyiinta Haaya’ada shaqaalaha .
Kulankan ayaa waxaa laga soo saarey Go,aamo ay ka mid yahin .
1. In La Hakiyo qoritaanka shaqaalaha Dawlada isla markaana waxii awood ah la iskugu geeyo gurmadka abaaraha .
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan