Saxilnews.com
Daawo:– Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Qayb Galay Xaflad Mug Iyo Miisanle Oo Lagu Qabtay Xarunta Wasaarada Warfaafinta
February 5, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa ka qayb galay munaasibad loo qabtay xidhitaanka casharka tafsiirka quraanka kariimka ah

 

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News