Saxilnews.com
Daawo:-Madaxwayne Siilaanyo Oo Xafiiskiisa Ku Qaabilay Xulalkii Ku Guulaystey Ciyaarihii Gobolada Somaliland.
November 15, 2016 - Written by Abdisalaan Harir

Daawo:-  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu maanta kulan sagootis ah la yeeshay xulalkii ku guulaystay koobabkii Gobolada dalka loo dhigay sanadkan oo ka koobnaa saddex koob.

COMMENTS
Latest News