Daawo:-“Maanta Hablaheeni Way Is Hoodhinayaan Oo Inamo Is Cadeeyana Anigu Waan Arkay “Wasiir Ka Tirsan Xukumada Somaliland.

0
22

Hargeysa():-Mid ka mid ah Golaha Wasiirada Xukumada Somaliland ayaa xili uu ka hadlaayay madal lagaga doodayaay Dhaqanka ayaa waxa uu is dul taagay Sababta ka dambaysa in Dumarka Soomaliyeed ee xiligan joogaa ay is cadeeyaan,

Wasiirkan oo ah Wasiirka Waxbarashada Somaliland C/laahi Ibraahim Habane waxa uu dhanka kale sheegay in uu arkay rag is cadeeya oo Soomaali ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here