Saxilnews.com
Daawo:-Kalluumaysatada Magaalada Berbera Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Hay’adda Somali Fire Fishing,Dhaliilo Xoogana U Jeediyay Masuuliyiinta Wasaarada Kallumaysata Iyo Maamulka Gobolka Saaxil  
November 24, 2016 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)-Kallumaysatasda magaalada Berbera ayaa cabasho xoogan ka muujiyay hay’adda Somali Fire Fishing oo ah hay’adda waxii caawimo ah ay kaluumaysatada ugu soo dhiibaan hay’adda qaramada Midoobey iyo ururada caalamiga ah,waxaana ay kalluumaysatadani sheegeen inaanay shaqayn wasaaradda Kallumaysiga Somaliland,dhaliilo xoogana usoo jeediyay xukuumadda Somaliland iyo maamulka gobolkaHalkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
Latest News