Saxilnews.com
Daawo:— “Inaan Muuse Iyo Ciro Tartansiiyaa Waa Danbi Weyn” Ambasator Cawil Cali Ducaale
October 22, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews) Anbasator Cawil Cali Ducaale ayaa dadweynihii isugu soo baxay barxada beerta xoriyadda ee magaalada Hargeysa ugu baaqay inay doortaan madaxweyne go’aan qaadan kara wadankana badbaadin kara.

Sidoo kale waxaa uu xusay in aan Muuse iyo Ciro la tartansiin Karin, waxaanu ku sababeeyay in Muuse yahay mid wadanka  wax gashan kara.

Halkan Ka Daawo

COMMENTS
Latest News