Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciro Oo Xalay Soo Idhno Indheeyay Suuqyada Magaalada Hargaysa Iyo Dareenkii Lagu Qaabilay
February 23, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha golaha wakiilada isla markaana ah gudoomiyaha

xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Ciro ayaa waxaa uu habeenkii xalay ahaa soo indho indheeyey suuqyada waa weyn ee magaalada Hargeysa, waxaana ay dadweynuhu ku qaabileen dareen farxad leh

uuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News