Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Kumeel Gaadhka Ah Ee Xisbiga UCID Oo Maanta Si Mug Iyo Miisan Leh Dalka Lagu Soo Dhaweeyey
October 3, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa (Saxilnews):- Gudoomiyaha ku meel gaadhka ah ee xisbiga UCID Md Maxamed Macalin Xirsi ayaa waxaa si diiran loogu soo dhaweeyey madaarka diyaaraha ee magaalada Hargeysa .

Gudoomiyaha ku meel gaadhka ee xisbiga UCID waxaa uu sheegay in Faysal Cali Waraabe uu sameeyey arin aan hore loo sameyn oo uu dayr weyn Jabiyey isla markaana uu ka shaqeeyey cadaalada Somaliland oo uu isku dheeli tiray

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News