Saxilnews.com
Daawo:-Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Oo Ka Waramay Heerka Ay Xaalada Abaartu Ka Marayso Gobolka Sanaag Iyo Boqolaal Qoys Oo Abaartu Soo Barakicisay Oo Gobolka Kusoo Xarooday
February 7, 2017 - Written by Abdisalaan Harir
Hargeysa(Saxilnews)Gudoomiyaha gobolka Sanaag Axmed Cabdi Falaay ayaa ka hadlay xaalada abaareed ee gobolka Sanaag oo meel adag maraysa iyo waliba boqolaal qoys oo abaartu soo barakicisay oo kusoo xarooday gobolka sanaag.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://www.youtube.com/watch?v=bXK0Z4xWs-s

COMMENTS
Latest News