Saxilnews.com
Daawo:-“Golaha Saaka Gudoomiyaha Guurtida Ayaa Afduubey Oo Ciidan Military Ah Soo Galiyey …” Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble
February 12, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews): – Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble ayaa waxaa uu si cad u sheegay infadhigii wada jirka ahaa ee ay yeeshen labada Gole uu afduubey gudoomiyaha golaha Guurtidu oo isagu shir gudoominaayey isla markaana uu ciidan soo galiyey golaha

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu gudoomiye Saleeban ku eedeyey in uu ciidanka si gaar ugu balamiyey xildhibaanada xisbiga Waddani ee dareenkooda ku cabiraayey sida ay u diidan yahiin heshiiska saldhiga Military ee dawlada Imaraadka la siinayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News