Saxilnews.com
Daawo:-General Jidhif Oo Qaab Aqoon Ciidan Ah Ku Cabirey Khatarta Saldhiga Military Ee Imaaradku Daneyso
February 8, 2017 - Written by Abdisalaan Harir

Hargeysa (Saxilnews):- Gen Jidhif taliyihi hore ee ciidanka qaranka Somaliland waxaa uu qaab aqoonciidan ka muuqato uu ku cabiray khataraha ku gadeeman saldhiga Military ee dawlada Imaraadka rabto in Berbera laga siinayo .

 

Gen Jidhif waxaa uu sheegay in aan marnaba shacabka qarankan Somaliland aanu aqbali doonin in saldhig ciidan laga siiyo dawlad imaraadka isla markaana ay dalkooda ka difaaci doonan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Latest News